SOOMAALIYA OO MAR KALE LAGA CAFIYEY DEYN.

(SAWIRKA)-CALAMADA WADAMADDA XUBNAHA KA AH PARIS CLUB.

(PARIS-FRANCE)-Wakiiladda Wadamadda deymaha ku leh Naadiga Paris ayaa 13-kii bishaan Maarso-2024-ka waxa ey kulan la qaateen wakiil ka socday Dawladda Federaalka Soomaaliya(Wakiilka yaa ah Wasiirka Wsaaaradda Maaliyadda Soomaaliya),waxayna isku afgarteen heshiis ka dhan ah deyn cafinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii ey dhammaatay qodobadda hoos yimaado dalalka deymaha leh ee deynta lagu leeyahay(HIPC). Ansixinta hindisaha ee gudiga Fulinta ee IMF iyo Bangiga Adduunka Diseembar-2023-kii. Si gacan looga gaysto soo celinta joogtaynta deynta JFS deyn bixiyeyaashu naadiga Paris waxa ey balan qaadeen iney baabi’iyeen dhaqaale dhan ilaa USD 1.2-Bilyan marka loo eego qaab dhismeedka Hindisaha HIPC ee la xoojiey. Deyn bixiyeyaashu waxa ey soo dhaweynayaan oo ey taagerayaan sida ey JFS uga go’an tahay iney ugu yaraan daweynuga raadsato dhammaan deyn bixiyeyaash kale ee rasmiga ah ee labada dhinac iyo kuwa dibadda ah.

ISHA/PARIS CLUB.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

DALKA SOOMAALIYA OO DEEQ KA HELAY SANDUUQA…

Next
Next

GOLAHA WASIIRADDA XFS OO ANSIXIYEY…