SOOMAALIYA OO KA MID NOQOTAY TOBAN DAL….

CARUUR.

(LONDON)-Gaajo aad u ba’an ayaa soo dhaw taaso la xiriirta dhibaatada isbedelka cimiladda oo saameysay meelo badan oo adduunka dacaladiisa ah,cimilo xumida jirta ayaa saameysay cunto yarida ka jirto dunidda sida lagu sheegay baaritaan la sameeyey. Hayadda samafalka OXFAM ee dalkaasi Ingiriiska ayaa baartay toban meelood oo eey ka jirto cimilo xumi eeyna ka dhasheen Abaaro,Daadad iyo Dabaylo intaas oo isbiirsaday ayaa waxaa ka dhashay Gaajo xun taaso laba laabantay lixdii sano ee la soo dhaafay.

ISHA WARKA WKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WAA MAXAY UJEEDKA HADALKA DAYNIILE?

Next
Next

HAWENEEY DISHAY CARUUR OO LA SOO…