SOOMAALIYA OO HESHAY TAAGEERO CAALAMI AH.
(SAWIRKA)-SHIRKII LAGU TAAGEERAY SOOMAALIYA.
(ANKARA)-Wakiilo ka kala socdo dalalka Qadar,Turki,Imaaraatka Carabta,Boqortooyada Ingiriiska iyo dalka Maraykanka ayaa kuwada kulmay magaaladda caasimadda ah ee Ankara ee dalka Turkiga,shirka ayaa socday mudoo laba maalmood ah waxaane looga hadlay arrimo ku saabsan amniga iyo deganaanshaha dalka Soomaaliyeed,shirka ayaa si xoogan waxaa loogu taageeray dagaalka ey dawladda Federaalka Soomaaliyeed ey kula jirto kooxda Alshabaab.
ISHA/CAASIMADDA.