SOOMAALIYA KAMA JIRTO GAAJO.

DADKA EY SAAMEYSAY ABAARTA SOOMAALIYA.

(NAIROBI)-Dalka Soomaaliya weli ma uusan gaarin heer la yiraahdo waxaa ka jirto GAAJO laakinse qeybo kala duwan oo ka mida dalka Soomaaliya ayaa qarka u saaran ineey GAAJO ka dhacdo marka loo fiiriyo warbixinadda sheegaayo ineey cunto xumi ka jirto wadamadda Geeska Afrika eyna ka jirtay Abaar muddo tobaneeyo sana ah. Qaramada Midoobay iyo Khubaro kale warbixin ey soo saareen maanta oo Talaada ah ayey ku sheegeen in ka badan 8-Milyan qofood ineey gudaha dalka Soomaaliya ku wajahayaan cabsi cunto xumo waane mid horay u dhacday lagana cabsi qabo ineey mar kale dhacdo ka dib markii shan sano oo isku xigta uusan roob di’in xiligiisa,waxaane si gaar ah kor ugu kacay sicirka cuntada,waxaane geeriyooday kumanaan qofood.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TURKIGA OO XABSIGA U TAXAABAY…

Next
Next

HUMAN RIGHTS WATCH OO EDEYN U SOO…