SOOMAALILAND OO DIYAAR U AH INEEY QAABISHO…

2021-08-16T101703Z_740634697_RC2A6P99LIIN_RTRMADP_3_AFGHANISTAN-CONFLICT-1200x800.jpeg

somaaliland ayaa mabda’a ahaan u oglaatay in dalkeeda la keeno qaxooti u dhashay dalka Afgaanistaan sidaas waxaa sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda soomaaliland shalay oo Jimca ahayd.Tobanaan kun oo reer Afgaanistaan ah oo niyad jabsan ayaa baxsad ka ah dalka uu aafeeyey dagaalka tan iyo markii eey xukunka dalka Afgaanistaan la wareegtay kooxda Dhaalibaan horaantii bishaan agoosto.Qaxootigaan reer Afgaanistaan ee la rabo in la keeno soomaaliland ayaa ah kuwa laga sii qaadi doono soomaaliland lana geeyn doono dalka Maraykanka,sidaan oo kale waxaa sameeyey dalka Ugaandha oo la geeynaayo laba kun oo qaxooti reer Afgaanistaan ah si looga sii gudbiyo dalka Maraykanka.XIGASHO BARONS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

WARIYE LAGU XIRAY UGAANDHA.

Next
Next

HOGAAMIYIHII DAACISH EE AFGAANISTAAN KHORASANI OO LA DILAY….