SOMALI-MARAYKAN LAGU DHEGAN YAHAY.

XARUN KA MIDA XARUMAHA QUUDINTA CARUURTA.

(MINNEAPOLIS)-Wakaaladda Wararka Caalamiga ah ee dalkaasi Maraykanka ee Associated Press(AP) ayaa waxa eey warbixin dheer ka qortay dhacdo aad loo hadal haayo kuna saabsan xatooyo,dhacdadaan ayaa waxa eey ka dhacday gobolka eey u badan tahay Soomaalidda dalkaasi Maraykanka ee Minnesota,dhaqaalaha la lunsaday ayaa lagu sheegay inuu dhan yahay $250-Milyan oo doolarka Maraykanka ah,dhaqaalahaan ayaa loogu talagay quudinta caruurta aado dugsiyadda,dadka lagu tuhmaayo ineey lunsadeen lacagtaan waqtigii uu jiray COVID-19 ayaa tira ahaan dhan 47-qofood una badan Somali-American,hadaba halkaan waxa aan idinkula wadaagaa waxa eey Wakaaladda AP ka qortay dhacdadaan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAXAA KALA QABSADAY AMPOUR IYO RAISI.

Next
Next

XISBIGA MUHAAJIRIINTA SWEDEN OO…