SHIRQOOLKII CALI MAHDI…

SAWIRKA PROF.YAXYE CAAMIR.

(SOMALIA)-Dadka Soomaaliyeed intiisa badan isma weydiiyaan Waa maxay sababta dalka Soomaaliya uu u degi la’ayahay? In laga hadlo arrimaha xasaasiga ah ee khuseeyo dalka Soomaaliya waxaa caqabad weyn ku ah dawladdo dalka Soomaaliya ka leh dano gaar ah,arrintaan ayaa ah midaan hadda bilaaban balse ah mid soo socotay in mudda ah dadkuna aysan ku baraarugsanayn,tusaale ahaan dagaaladdii ka dhacay caasimadda Muqdisho ey ku dhinteen dad fara badan kuna barakeceen dad intaas ka badan ayaa ah mideey qeyb ka ahaayeen dawladdo shisheeye oo rabay in Soomaaliya eysan nabad noqoto. Haddii aan u soo laabto ujeedka qoraalkan oo ah inaan ka hadlo dagaalkii Afarta bilood ee ka dhacay Muqdisho dagaalkaas ayaa u dhexeeyey AUN_Madaxweyne Cali Mahdi oo saldhig u ahaay Waqooyiga Muqdisho iyo AUN-Gen.Caydiid,dagaalkan ayaa ah kii ugu xumaay ee ka dhaca Muqdisho marka laga reebo dagaalkii dhexmaray Maxaakimtii Islaamiga ahaay iyo ciidamadii Xabshida sannadkii 2006-dii,ciidamadaan Xabashida ayaa kaalmeynaayey dawladdii uu hogaaminayey Col.C/laahi Yuusuf,hadaba Prof.Yaxye Caamir kana mida aqoonyahanad goob jooga u ahaay wixii ka dhacay magaaladda Muqdisho ayaa waxa ka qoray sheeko dhexmartay isaga iyo wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsanaay Waqooyiga Muqdisho ee waqtigaas Md.Xasan Konte,qoraalka Prof.Yaxye ayaa cinwaankiisu ahaay “SHIRQOOLKII MADAXWEYNE CALI MAHDI MAXAMED”.

ISHA WARKA SB-MEDIA.

HALKAAN KA AKHRISO

Previous
Previous

DHAGARTA DAWLADAHA SHISHEEYE EE SOMALIA.

Next
Next

TARTANKA U-17 EY ISUGU SOO HAREEN…