SHIRKA LONDON.

download (2).jpeg

Waxaa dalka Ingiriiska ka furmi doono shir looga hadlaayo waxbarashadda qaaradda Afrika,shirkaan ayaa waxaa martigeliyey Raysal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson iyo Madaxweynaha Kenya Uhurra Kenyatta. Ka qeybgalayaasha shirkaan waxbarsahada ku saabsan ayaa ah kuwa laga casuumay caalamka oo dhan waxaane dalka soomaaliya ku metelaayo Rw Rooble iyo wafdi uu hogaminaayo,arrimaha shirkaan looga hadli doono ayaa lagu sheegay ineey yihiin:

(1)-Waxbarashadda Waqti hore. (2)-Sinaanta dhinaca waxbarashadda ee lab iyo dhedig. (3)-Tayadda waxbaridda. (4)-Waxbarshadda. (5)-Wax ku darid wixii horey u jiray. (6)-Isbedelka Cimiladda. (7)-Awood u yeealashadda. (8)-Cudurka Covid-19. (9)-Maaliyadda Gudaha.

Shirkaan ayaa waxa uu socon doonaa inta u dhexeeyso 28 ilaa 29/7/2021-ka.

Previous
Previous

Next
Next

HALISTA KA JIRTA SOOMALIYA.