SHIRAKADA DIYARADAHA QADAR OO DACWAD LAGU FURAY.

(QADAR):Bishii oktoobar ee sannadkii hore(10/2020)-ka ayey ahayd markii garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee magaaladda Dooxa ee dalka Qadar gudihiisa laga helay cunug nool oo markaas la dhalay waxaane cunuga laga soo dhex helay musqul ku dhextaalo garoonka,arrintaas ayaa waxaa ka dhashay in baaritaan lagu sameeyo dhamman dumarkii la socday duulimaad ku wajahnaay dalka Australia,waxane baaritaankaas ka carooday dumar u kala dhashay Ingiriiska iyo Australia kuwaaso sheegay in la marsiiyey baaritaanada la marsiiyo haweenka umula,hadda oo dhacdadas laga joogo sannad ayey haweenkii la marsiiyey baaritaanka bilaabeen ineey dacweeyaan shirkadda diyaardaha dalka Qadar ee (Qadar Airline).ISAHA WAKALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

QARAXYO MATAANA AH OO KA DHACAY DALKA UGANDA.

Next
Next

WIIL SOOMAALIYEED OO MINDI LAGU DILAY DALKA INGIRIISKA.