SHIL KA DHACAY DALKA SENIGAAL OO EEY…

SAWIRKA BASASKII ISKU DHACAY.

(SENIGAL)-Ugu yaraan 40-qofood ayaa ku geeriyootay tiro intaas ka badane waa ey ku dhaawacantay ka dib markii ey isku dheceen laba BAS bartamaha dalka Senigaal maanta oo Axad ah,sidaas waxaa sheegay Madaxweynaha dalka Senigaal. Madaxweyne Sall ayaa bartiisa Tewitter-ka ku sheegay in shil ka dhacay Tuuladda Gnivy ee gobolka Kaffrine saacadda Senigaal markeey ahayd 3:30-Subaxnimo. Shilka ayaa waxaa sababay markii uu taayar ka qarxay mid ka mida labada Bas oo maraayey wadada lambar-1,dadka dhaawaca ah ayaa lagu sheegay ilaa 78-qofood balse lama sheegin waxa ey kala yihiin.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IRAANI LAGU XIRAY JARMALKA.

Next
Next

CAYAARYAHAN MBAPPE OO NOQDAY…