SHAQAALIHI CAAFIMAADKA KENYA OO LA..
AMBULANCE LA AFDUUBAY.
(NAIROBI)-Maalintii Talaadada ahayd ee ina soo dhaaftay ayaa waxa uu afduub ka dhacay magaaladda Mandheera ee Gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Kenya,afduubka ayaa loo gaystay baabuurka Ambulance-ka ey saarnaayeen shaqaale caafimaad iyo darawalkii weday waxaane afduubka gaystay kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya. Ciidamadda dalka Kenya ayaa waxa ey sameeyeen britaan la xiriiro sidii loo soo heli lahaay dadkaan la soo afduubay waxa eyna guukaysteen ineey soo helaan dadkii la soo afduubay, shalay oo Arbaca ahayd(2/11/22)-ka ayaa la soo helay seddex ka mida dadkii la afduubay halka qofkii afaraad la soo helay maanta oo Khamiis ah 3/11/22-ka,dadka la soo helay ayaa laga soo helay degaanka Ceel Cadde kana tirsan Gobolka Gedo ee maamulka Jubaland,degaankaan ayaa waxaa awood ku leh kooxda Alshabaab.
ISHA WARKA SB-MEDIA.