SARKAAL SARE OO TUGRAY AH KUNA DHINTAY XABSI.

(ADDIS ABABA)-Genaraal Tigray ah horayne u soo noqday madaxa hawlgalka Afrika ee loo yaqiin AMISOM hadana loo bixiyey ATMIS ayaa ku dhex dhintay xabsi uu kaga jiray gudaha dalka Itoobiya.Sarkaalkaan geriyooday iyo sarakiil kale oo iyaguna ka soo jeedo Tigray ayaa la wada xiray sannadkii 2020,sida eey sheegeen hogaamiyeyaasha TPLF-ta qoraal eey soo saareen ayey ku codsadeen in baaritan madax banaan lagu sameeyo dhimashadda Gen.Gebremedhin Fikadu loona yaqaano (WEDI NECHO).

XIGASHO ALLAFRICA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

GEN.GARABEY OO QARAX KA BADBAADAY.

Next
Next

300-ARDAY OO AGOON SOOMAALI AH AYAA KA….