SARAAKIIL LAGU EEDEYEY INEEY QAATEEN LAALUUSH.
(USA)-Sarkaal hore kana tirsanaay booliska la dagaalamo daroogada ee magaaladda MIAMI gobolka Florida ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu eedeyey inuu qaatay Laaluush sameeyeyne shirqool. Waqtigaan hadda la joogo Maamulka la dagaalanka Daroogada(DEA) ee dalkaas Maraykanka sarkaal iyo kormeere hore oo ka mida ayaa maanta oo Jimca ah(20/5/22)-ka lagu eedeyey ineey sir muhiim ah si hoo ahaan ah ugu gudbiyeen garyaqaan ku sugan gobolka Florida kana qaateen lacag kaash ah iyo Hadiyado.
ISHA AP.