SARAAKIIL ATMIS AH OO SHAQADA LAGA ERYEY…

(SAWIRKA)-LABADA SARKAAL EE UGANDHA EE SHAQADA LAGA SAARAY.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo Hawlgalka ciidamadda Midawga Afrika ee loo yaqaano ATMIS ayaa sheegaayo in saraakiil ka tirsan ciidamadda mileteriga dalka Ugandha kuwaaso qeyb ka ah hawlgalka nabad ilaalinta ATMIS ayaa laga eryey shaqadii ey ka haayeen ciidamadda Ugandha(UPDF),sababta keentay in saraakiishaan shaqada laga saaro ayaa ah iney yihiin Fulayaal aan gudan karin hawsha ciidamadda. Saraakiisha shaqada ciidamadda laga saaray ayaa kala ah G/Le.John Steven oo 58-jir ah iyo G/Le.Zadoc Abokar oo 49-jir ah,maxkamadda xukuntay saraakiishaan ayaa fadhiisatay maalintii Jimcaha ee inaga tagtay.

ISHA/NILE.

HALKAN AK SI AKHRISO.

Previous
Previous

SOO GELOOTIGA HOLLAND OO QEYB KA NOQDAY OLOLAH DOORASHADA…

Next
Next

NABADDA MUQDISHO MAXAY KAAGA DHIGAN TAHAY?