SAFIIRKA TURKIGA OO LOOGA YEERAY…

DHISMAHA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA.

(ANKARA)-Dalalka Turkiga iyo Sweden waxa ey weli isku hayaan arrinta la xiriirto ka mid noqoshada NATO,taasoo ey wada rabaan iney ku wada biiraan Sweden iyo Finland,dalka Turkiga ayaa ka codsaday dalka Sweden ineey dalkeeda ka erido taageerayaasha Kurdiyiinta uu dalka Turkiga u aqoonsan yahay ineey yihiin argagixiso,arrintaan ayaa soo jiitamaysay mudooyinkaan laakinse hadda ayaa waxaa soo baxay warar sheegaayo in safiirka dalka Sweden u fadhiyo dalka Turkiga in looga yeeray wasaaradda arrimha dibadda Turkiga maanta oo Isniin ah,sababta loogu yeeray safiirka Sweden ayaa lagu sheegay ineey tahay borobogaandad aragagixisada ku sameeyaan safaaradda Turkiga ee Stocholm ee caasimadda Sweden sida laga soo xigtay diblomaasiyiin ku sugan dalka Sweden.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QAREENKA SHAMIM BENJUM OO SHEEGAY…

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY GOOB LAGU….