REYSAL WASAARAHA TALYANIGA…

XAFIISKA RW-DRAGHI HOTIISA.

(ROME)-Duq magaalooyin hore iyo Baadariyada Kaniisadaha dalkaasi Talyaaniga ayaa diray baaq eey Rw-Mario Draghi ugu qalqaalinayan inuu sii joogo xafiiska si aysan u kordhin dhibaatada haysata xukuumadda Talyaaniga. RW-Draghi ayaa lagu weday inuu hortago baarlamaanka dalka Talyaaniga maalinta Arbacada ee berri ah ka dib markii uu Madaxweyne dalka Talyaaniga Sergio Mattarella uu ka diiday iscasilaadiisa uuna u diray baarlamaanka halkaasne ka cadeeyo iscasilaadiisa.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ERDOGAN OO GARAY IRAAN.

Next
Next

WASIIR HORE OO BEEN KA…