RAYSAL WASAARIHII HORE EE MALAYSIYA OO LA….

NAJIB RAZAK.

(PUTRAJAYA)-Reysal Wasaarihii hore ee dalka Malaysiya Najib Razak ayaa waxaa u bilaabatay laba iyo toban(12) sano oo xarig ah maanta oo Talaada ah ka dib markii uu guul daraystay racfaankii uu ka qaatay dacwadii loo haystay oo ahayd inuu lunsaday dhan 1MDB waqtigii uu ahaay Reysal Wasaaraha dalkaaasi Malaysiya. Dalka Malaysiya waa dal Muslim ah kuna horumarsan dhinaca Technolojiyada waxa uuna dalkaasi Malaysiya soo saaraa waxyaabo badan eey ka mid yihiin Tv-yada,Telefoonada(Android) iyo daawooyinka,waxa kaloo Malaysiya eey leedahay Jaamicado Caalami ah oo ku manhaj ah dalka Ingiriiska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WEERARKI SALMAN RUSHDIE YAA KA DAMBEYEY?

Next
Next

QADAR IYO IMAARAATKA OO ISKU HAAYO…