QORSHIHII ABIY AXMED OO LA OGAADAY.

(NAYROOBI):Fadhiyo qarsoodi ah oo lala yeeshay kaligii taliye(AFAWERGE),ciidamo si qarsoodi ah loo soo dhaqaajiyey,dagaal si degan loo diyaariyey muddo bilo ah lana filaayey inuu si deg deg ah dhiig ugu daato.Cadeeymo cusub ayaa muujinaayo in Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu qorsheeyey ololo ciidan oo lagu qaadaayo gobolka waqooyiga Itoobiya ee Tigray bil ka hor inta aanuu qarxin dagaalka sannad ka hor,dagaalkaaso biya dhiciisu yahay baabi’in iyo ku xadgudub jinsiyad laqayne Itoobiya oo ah dalka labaad ee qaaradda afrika dhinaca tirada dadka.ISHA NYT.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CUMAAN:MARKAB WEDAY DAROOGO OO KU….

Next
Next

KUFSIGA,DILKA IYO DHACA MUQDISHO.