QAXOOTI LOO SAMEYEY DIB U DEJIN.
MUHAAJIRIINTA HOLLAND.
(HOLLAND)-Dawladda Holland ayaa rartay 150-qofood oo Muhaajiriin ah habeenkii xalay oo khamiis ahayd,dadkaan Muhaajiriinta ah ayaa laga soo raray xarun lagu haayo dad magangalyo doonka ah xarunta ayaa ku taalo Waqooyiga bari ee dalkaasi Holland,dadkaan ayaa loo wareejiyey laba hool oo lagu cayaaro cayaaraha kuna yaaliin bartamaha magaaladda sababta sidaas loo sameeyey ayaa ah sidoo loo yareeyn lahaa dhibaatada haysata dadka Muhaajiriinta ah oo deganaay goobo aad u kulul waqtigaan kulaylaha.
ISHA WARKA DS.