QARAX KA DHACAY SAFARADA RUUSHKA EE KABUL.

DADKII KU DHAAWACMAYQARAXII KAABUUL.

(KABUL)-Qarax ismiidaamin ah ayaa waxa uu ka dhacay banaanka hore ee safaaradda dalka Ruushka ee ku taalo caaasimadda dalka Afgaanistaan ee Kabul maanta oo Isniin ah,qaraxa ayaa waxaa ku dhintay laba qofood oo shaqaale ka ahayd safaarda una dhashay dalka Afgaanistaan iyo qof shacaba oo ka agdhawaay goobta qaraxa ka dhacay,dhacdadaan ayaa ah mid aan inta badan ka dhicin dalkaasi Afgaanistaan uu aafeeyey dagaalka gaar ahaan goobaha eey degan yihiin hayadaha diblomaasiyinta. Qaraxa dhacay maanta ayaa sigaara loola beegsaday Qeybta Qunsuliyadda ee safaaradda Ruushka halkaasoo dadku eey ku sugaayeen war ku saabsan fiisaha dalka Ruushka sida eey sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka laguna faafiyey Wakaaladda Wararka Ruushka ee RIA NOVOSTI.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DADKII DILKA KA GAYSTAY KANADA OO LA …..

Next
Next

HAWENIDII SEDDEXAAD OO REYSAL WASAARE KA NOQOTAY…