PUNTLAND DOORASHO MASE DAGAAL?

(SAWIRKA)-MUCAARADKA PUNTLAND.

(garawe)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa isa soo taraayey hadalada siyaasadeed ey hawada isu marinayaan Mucaardka Puntland iyo Maamulka Puntland hadaladaan ayaa muujinaayo in dawlad Goboleedka Puntland ey soo dhawdahay doorashooyinkii maamulkaas waane arrin caadi ka ah gudaha dalka Soomaaliya in siyaasiyiinta Soomaaliyeed is xagxagtaan waqtiyada doorashooyinka ey soo dhaw yihiin mararka qaarne waxaa dhacda in arrintu ku soo dhammaato gacan ka hadal iyo kala qabta sida hadda ka taagan maamulka KGS, Madasha Siyaasadda Puntland ayaa soo saartay Bayaan deg deg ah oo ey uga jawaabayaan hadal jeedintii MW-Siciid Deni ee uu ugu dhawaaqay in maamulka Puntland ey ka qabsoomeyso doorasho Madaxtinimo oo ah Qof iyo Cod hadaba Madasha mexey ka yiraahdeen?

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

URURAD 9-AAD IYO 10-AAD EE GORGOR OO GAARAY WISIL.

Next
Next

QARAX KA DHACAY DEGMADA HELIWAA.