NIN SOOMALI AH OO DILAY LABA GABDHOOD OO SOOMAALI AH.

Austria-police.jpeg

Caasimadda dalka Austria ayaa shalay waxaa ka dhacay arriin aad u naxdin badan taasoo uu sameeyey wiil soomaali ah oo halkaas qaxootinimo ku joogay,Maxamed Ibraahim waa 28-jir soomaali ah kuna nool dalka Austria magaaladda Vienna,taariikh ahaan Maxamed Ibraahim ayaa ah mid horay u soo galay dembiyo kala fuwan sida kufis iyo waxyaabo kale mana laga masaafurin Maxamed dalka Austria.Afartii galabnimo ee shalay ayey deriska Maxamed maqleen qeylo ka dhexe yeerayso dhismo u dhaw waxa eey ogaadeen in dhismaha uu ka jiro dagaal waxaane suragal noqotay in Maxamed gacanta eey ku dhigaan asaxaabtiisa,markii booliska yimid goobtii dhibka ka dhacay waxa eey arkeen dhiig fara badan oo yaalo goobtii iyo laba dumar ah oo meyd ah,ma la sheegin magacyadda labadda dumarka ah ee la dilay balse mid ka mida ayaa ahayd xaas eey kala tageen Maxamed tan kale ayaa lagu sheegay ineey ahayd gabar eey is rabeen,booliska Vienna ayaa cadeeyey in Maxamed soo cabay Khamri markii la baarayne laga helay dhiigiisa qiyaas dhan(2.2).XIGASHO WAKAALADAHA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SACUUDIGA OO XUKUMAY DAD LUNSADAY LACAG.

Next
Next

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY TALYAANIGA.