MW-DENI OO LA SHIRAY HAYADAHA AMNIGA PUNTLAND.
(SAWIRKA)-MW-DENI OO LA SHIRAY HAYADAHA AMNIGA.
(GARAWE)-Wararka laga helaayo caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Puntland Md.Siciid C/laahi Deni ayaa kormeer ku tegay Haydaha Amniga oo maamulkaas sida Taliska guud ee ciidamadda Booliska,Taliska Ciidamadda Saraawiishta,Taliska Ciidanka Asluubta iyo Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Puntland(PISA),MW-Deni ayaa waxa uu ka qeybgalay dhaarinta Wasiiro ku xigeenadda Xukuumadiisa cusub kuwaaso MW-Deni dhawaan magacaabay. Maamulka Puntland ayaa weli ka helin hayadaha caalamiga ah wax taakuleyn dhinaca Mashaariicda ah sabab la xiriirta khilaafka kala dhexeeyo dawladda federaalka Soomaaliyeed kaaso in muddo ah soo jiitamaayey.
ISHA/ALLBANADIR.