MUSUQ HAREEY LACAG BIXINTA AMISOM.
Dalka soomaaliya oo ka soo kabanayo burbur ayaa waxaa ka hawlgalo hayado kala gedisan kuwaasoo dalka ka qabto hawlo kala gedisan,Amisom waxa eey ka mid hayadaha ka hawlgala soomaaliya hawshooduna eey tahay ilaalinta iyo sugidda nabadda dalka soomaaliya,Amisom ayaa waxa eey hoos tagtaa midawga afrika(AU) laakinse dhinaca dhaqaalaha waxaa bixiyo midawga yurub,maraykanka iyo dalal kale,dalalka ee ciidamadda ka jooga somaaliya ayaa kala ah:JABUUTI,KENYA,ITOOBIYA,UGAANDHA IYO BURUNDI hadaba warar si qarsoodi ah loo helay ayaa shegaayo inuu musuq baahsan ka jiro qaabka loo maamulo lacagta ciidamadda ka socodo midawga afrika ee Amisom waxaane arrintaan shaaca ka qaaday hanto dhawr Muritaan ah PWC oo sheegay in magacyadda askarta iyo macluumaadkooda si khaldan loo isticmaalay lana bixiyey lacag laba jeer ah,tani waxa eey muujinaysaa in dalka soomaaliya yahay dal oo soo shaqa tegay magaciisana wax lagu cuno haddii eey afrika ka imaan lahaayeen iyo adduunka intiisa kale waxaane taas u sabab ah hogaanka sare ee dalka kuwa qabta oo aan xil iska saarin sidii looga maarmi lahaay ciidamadaan shisheeye loona dhisi lahaay ciidamo qaran.