MUSLIMIINTA FARANSA OO CABASHA KA…

MUSLIMAD JOOGTA FARANSIISKA.

(UN)-Gudi ka socday Qaramada midoobay una qaabilsanaay xuquuqul insaanka ayaa dalka Faransiiska waxa uu ku eedeeyay inuu ku xadgudbay qaanuunka caalamiga ah ka dib markii uu dalka Faransiiska uu ka mamnuucay ineey qaataan Qamaarka ardayda Muslimiinta ah ee dhigata dugsiyada dalkaasi Faransiiska.Dalka Faransiiska ayaa jebiyey heshiisyada caalamiga ah kuna saabsan xuquuqda dadka iyo siyaasadda,sidaas waxaa maanta oo Arbaca ah sheegay xafiiska Xuquuqqul Insaanka ee Qaramadda Midoobay.

ISHA WARKA DS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

JENERAAL CUSUB OO LOO MAGACAABAY…

Next
Next

KOONGO OO DALKEED KA ERIDAY…..