MUDUG: KOOX ALSHABAAB AH OO MIINO KU LAAYSAY..

(SAWIRKA)-MALEESHIYAADKA ALSHABAAB.

(MUDUG)-Waraka laga helaayo Gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in halkaasi maanta uu ka dhacay Qarax gaystay qasaaro baaxad weyn,sid ey sheegeen goobjoogayaal qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay degaan la sheegay iney isku urursanayeen maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ee ka dagaalama koonfurta Gobolka Mudug. Qaraxa ayaa ahaay sida ey sheegeen dadka degaanka Caad Miino ey kooxda Alshabaab ku diyaarinaysay goob u dhaw degaanka Caad dabadeedna ayagii ku Qaraxday,ilo wareedyo degaanka ah ayaa xaqiijiyey in kooxda Alshabaab dhawaanahaanba isku urursanayeen degaanka ey miinadu kula qaraxday maanta.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-XASAN SHEEKH OO XIL U MAGACABAY…

Next
Next

TURKIGA OO SI ADAG UGA HADLAY HADALKII ISRAEL.