MSF OO ADEEGII CAAFIMAAD KA JOOJISAY…

(SAWIRKA)-LAASCAANOOD.

(SOMALIA)-Ururka Samafalka Takhaatiir ee loo yaqaano Takhaatiirta aan Xuduuda lahayn(MSF) ayaa shalay oo Isniin ahayd ku dhawaaqay iney go’aansadeen iney isaga baxaan joojiyaane gebi ahaan hawlihii caafimaad ey ka wadeen magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool ka dib markii ey soo kordheen isbedeladda dhinaca amniga ah eyna soo laalaabteen shilalka amni darada ah taasi waxa ey raad ku reebtay sidii adeeg caafimaad loo gaarsiin lahaay dadka degan Laascaanood. Takhaatiirta aan xuduudka lahayn(MSF) ayaa sheegay inta weerarada joogtada ah lagu haayo goobaha caafimaadka iyo ku xadgudyada dhaafay xadkooda kana dhacaayo Laascaanood eyna gaareen dhibicdii ugu dambaysay ee inoo diiday inaan reer Laascaanood siino adeegyo caafimaad.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DAGAALKA DALKA SUDAN OO 100-MAALMOOD JIRSADAY.

Next
Next

DALKA DENMARK OO LAGU GUBAAYO MAR KALE…