MIDAWGA YURUB OO SOOMALIYA…

SAWIRKA CALAMADA MIDAWGA YURUB

(SOMALIA)-Midawga Yurub(EU) ayaa qorsheynayo inuu fasaxo lacag dhan labaatan milyan oo Yuuro oo lagu taageeraayo miisaaniyadda dalka Soomaaliya ayadoo ahmiyada la siinaayo musuqa baahay ee ka jira dalka Soomaaliya kaaso si dhaqsi u kordhay bilihii la soo dhaafay,waxa eyna taasi beesha caalamka iyo saaxibadda Soomaaliya ku kaliftay iney Soomaaliya weydiistaan iney qaado talaabooyin siyaasadeed,sidaas waxaa Wargayska Horn Examiner u sheegay sarkaale sare oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

ISHA WARKA HORN EXAMINER.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

CIIDAMADDA AMAANKA OO SOO QABTAY…

Next
Next

PAKISTAN:MALEESHIYA WEERARTAY XERO CIIDAN.