MAXAAA KEENAY IN DHALINTA KA TIMID G/WAQOOYI EY…

(SAWIRKA)-ABWAANKA EY NISA QABATAY MAANTA ABWAAN JEESTO.

(MUQDISHO)-Dhawaan ayey ahayd markii Abwaan Negeeye Cali Khaliif oo suugaanyahan iyo macallin Jaamicadeed ku joogay magaaladda Muqdisho la shaaciyey inuu aaday dhinaca kooxda Alshabaab,dadka reer Muqdisho ayaa Abwaab Negeeye ku tilmaamay inuu yahay nin Tikid u goostay filim dhammaaday taaso loola jeedo inuu gabaabsi yahay waqtigii kooxda Alshabaab lahayd awooda lagana baqi jiray,Alshabaab ayaa hadda ah mid sii dhimanaysa dhul balaarane laga saaray gudaha labada maamul ee kala ah H/shabeel iyo G/mudug. Abwaan maanta ey qabteen NISA ayaa magaciisa lagu sheegay Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim kuna magac dheer Abwaan Jeesto,ninkaan ayaa bartisa facebook-ga ku faafiyey qoraal uu si cad ugu taageerayo kooxda Gabalkeedu dhacay ee Alshabaab waxa uuna qoraalkiisa ku yiri”Ciidamadda Eritereeya laga soo daabulay waxba ma soo kordhin doonaan.Sidii kuwii hore ayuunbaa dabka lagu shubayaa. Xasan Sheekh waa naflacaari,timihii wa ey ku bexeen oo hoofil buu yeeshay.Waxa uu dirayaa fariin ah”Wey iga dhammaatay ee miyaan isdhiibaa mise nafta ayaan wada dul dhigaa”Loomase Jawaabin. Ciidamadda Atmis dhawaan way baxayaan,marka ey baxaana Soomaaliya isbedel weyn oo dhulgariir ah baa ka dhici doono” waa qoraalkii Jeest.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

RAAGE CEEL WAA NABAD OO ALSHABAAB….

Next
Next

KENYA OO SOO BANDHIGTAY SAWIRADA IYO MAGACYADA 35-QOFOOD OO…