MAXAA KEENAY IN MUSLIMIINTA INGIRIISKA KA SOO XAJIYAAN…?

(SAWIRKA)-PAKISTANI KA SOO XAJIYEY DALKIISA PAKISTAN HAYSTANA DHALASHADA INGIRIISKA.

(PAKISTAN)-Dalka Ingiriiska iyo wadamadda kale ee reer Galbeedka ah Muslimiinta ku nool waxaa soo food saartay arrin aad u adag kuna saabsan Xajka sannadkan-1444/2023-ka,dalka Sacuudiga ayaa sameeyey bog laga buuxsanaayo Visaha Xajka ujeedka bogga loo sameeyey ayaa ah in la xadido tirada Muslimiinta ah ee ka imaanayso dibadda wadamadda Muslimiinta ah,sidaas darteed ayey Muslimiinta ku nool dalalka reer galbeed go’aansadeen iney ka soo xajiyaan wadamada ey asla ahaan ka soo jeedaan ka dib markii ey ku guul dareysteen iney Visaha Xajka ka helaan dalalkii ey ku noolayeen muddada dheer,hadaba Wargayska Middle East Eye kana soo baxa London ayaa wax ka qoray arrintaan.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MW-XASAN SHEEKH:70-DEGAAN AYAAN KA MAROOJINAY…

Next
Next

MW-XASAN OO QAABILAY AUSTIN.