MAXAA BAAJIYEY KULANKII MAANTA?
(SAWIRKA)-NAADIGA HORSEED SOMALIA.
(SOMALIA)-War aan ka helnay magaaladda Muqdisho ayaa sheegaayo inuu baaqday kulan cayaareed dhexmari lahaay kooxaha kubadda cagta ee naadiyadda Horseed iyo Jeenyo,kulankaan ayaa la soo sheegay inuu baaqday waxaane ka soo baxaayo warar iskhilaafsan kuna saabsan sababta uu u baaqday. Wararka qaar ayaa sheegaayo in Wasaaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee JFS joojisay kulankii maanta dhici lahaay mana la sheegin sabab cad,mar axiriir kubadda cagta Soomaaliyeed wax laga weydiiyey arrintaan ayuu ku soo koobay amarka Wasaaradda ayaa kulanka lagu joojiyey maanta.
ISHA/BBC.