MARAYKANKA OO LACAG DUL DHIGAY SEKA MUSA BALUKU.

CIIDAMADDA NABAD ILAALINTA KENYA EE KA HAWLGALA KOONGO.

(CDR)-Dalka koongo waxaa ka jiro dagaal u dhexeeyo kooxda Daacish ee gobolkaas iyo ciidamo isku dhaf ah kana kala socdo wadamada la deriska ah dalka koongo,hogaamiyaha ururka Daacish ee Koongo Seka Musa Baluku ayey dawladda Maraykanka waxa ey dul dhigtay lacag dhan $5-milyan oo doolarka Maraykanka ah,ninkaan ayaa ku dhuumaalaysto kaymaha wadamada deriska la ah Koongo waxa uun dalka Koongo ka gaystay dilal fara badan. Dawaladaha qaarkood sida Soomaaliya ayaa aaminsan in kooxdaan Daacish ee ka dagaalanta Koongo iyo kuwa kale oo ka dagaalama Qaaradda Afrika iney dhaqaale ka heli jireen Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya taaso hadda la wiiqay awoodoodii ciidan iyo midoodii dhaqaalaba.

ISHA WARKA DAILY.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

18-QOFOOD OO KU DHIMATAY DAB KA KACAY…

Next
Next

KOOXDA ALSHABAAB OO KA BEEN SHEEGTAY…