MARAYKANKA OO KU DHEGAN DALALKA SIIYEY ITOOBIYA…

(ISTAMBUUL/ADIS ABABA):Dagaalka ka socdo dalka Itoobiya una dhexeeyo jabhadda Tigray ee TPLF-ta iyo dawladda Itoobiya,dagaalka ayaa soo bilawday sannadkii hore ee 2020-ka welina waa uu socdaa,arrinta hadda soo korortay ayaa ah in ciidmadda dawadda Itoobiya eey heleen diyaaradaha aanuu duuliyaha wedin(DRONES) kana heleen wadamadda Turkiga,Imaaraatka iyo Iraan,waxaase la soo sheegaa in diyaradahaan eey qeyb weyn ka qaateen dagaalka dawladu kula jirto Jabhadda Tigray sababayna in gadaal loo riixo Tigray-da,Maraykanka oo horay uga hadlay arrimaha hubka ee dalka Itoobiya ayaa hadda waxa uu wadaa olole wax looga qabanaayo diyaaradahas DRONES-ka iyo dawladaha eey Itoobiya ka soo iibsatay uu ugu horeeyo Turkiga.ISHA REUTERS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MARKAB HUB U SIDAY XUUTIYIINTA OO LA QABTAY.

Next
Next

MUHAAJIRIIN LAGU LA’AYAHAY BIYAHA GIRIIGA.