MARAYKANKA OO KU DEEQAY $100-MILYAN…

KAMLAA HARRIS OO SAMAYSAY BALANQAAD.

(ACCRA-GHANA)-Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris ayaa maanta oo Isniin ah(27/3/23)-ka waxa ey balanqaaday dhaqaale dhan boqol milyan oo doolar($100-Milyan) oo lagu kaalmeynaayo dagaalka lagula jiro kooxaha xagjirka ah ee handadaada amni ku haayo wadamadda Galbeedka Afrika. “Waxaan aqoonsanahay ahmiyadda weyn ey leedahay in dalka Gaana iyo Saaxil lagu tabaruco dhaqaale fara badan,waxaane halkaan uga mahad ceinayaa hogaankadalka Gaana” sidaas waxaa sheegtay Kamala Harris mar ey ka hadleysay guriga Jublee ee ku yaalo caasimadda Gaana ee Akra.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAR-DAR GELINTA WEJIGA 2-AAD EE DAGAALKA…

Next
Next

TARTANKA LOOGU JIRO AFRIA…