MARAYKANKA IYO SHIINAHA OO WADA HADAL UGA ….
(SAWIRKA)-WASIIRADA ARRIMAHA DIBADDA MARAYKANKA IYO SHIINAHA.
(BEIJING)-Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Shiinaha Qin Gang ayaa qaabilay dhigiisa dalka Maraykanka Antony Blinken maanta oo Axad ah(18/6/23)-ka gudaha magaaladda Caasimdda ah ee Beijing ee dalkaasi Shiinaha,waxaane jirto xaalad kacsan una dhexeyso labada dal ee Shiinaha iyo Maraykanka oo ah labada dal ee dhaqaale ahaan caalamka ku hogaaminaayo,arrimaha ey isku hayaan Maraykanka iyo Shiinaha ayaa kala ah arrinta Taiwan uu Shiinuhu u arko fargelin arrimihiisa gudaha iyo dagaalka u dhexeeyo Ruushka iyo Yukrayn. Antony Blinken ayaa ah masuulkii ugu horeeyey kana tirsan golaha wasiirada xukuumadda Biden ee booqda dalka Shiinaha tan iyo markii uu dalka Maraykanka Madaxweyne ka noqday Madaxweyne Joe Biden sannadii 2021-kii,Madaxweyne Biden ayaa dalka Shiinaha waxa uu booqday bishii Juun-18,19-2021-kii,sidaas waxaa laga soo xigtay Wakaaladda Wararka u Faafiso dalka Shiinaha ee XINHU-NEWS.
ISHA WARKA AA.