MARAYKANKA IYO RUUSHKA YAA HANAN DOONO AFRIKA?
(SAWIRKA0-BRAIN NELSON.
(NAIROBI)-Dhawaan waxaa magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho booqasho gaaban ku yimid ku xigeenka Wasiirka Maaliyadda Maraykanka ee dhinaca argagixisada iyo Maalgelintooda Barain Nelson,masuulkaan ayaa wada hadal gaar ah waxa uu la yeeshay Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Dr.Xasan Sheekh Maxamuud waxa uuna kala hadlay sidii loo curyaamin lahaay dhaqaalaha ey hesho Argagixiasada gobolka Geeska Afrika(Al-Qaacidda iyo Daacish). Dhinaca kale,dalka Ruushka ayaa isna kulan waxa uu la yeeshay dalalka Qaaradda Afrika si ey isaga kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha iyo amniga.
ISHA/EAST AFRICAN.