MALT OO XUKUNTAY LABA WALAALA AH.
MALT.
(MALT)-Qaali reer Malt ah ayaa waxa uu ku xukumay min 40-sano oo xarig ah laba nin oo walaala ah,labadaan walaalaha ah ayaa lagu helay dembi ah ineey dileen saxafiyad ka hadasho amaba wax ka qorto arrimaha Musuq-Maasuqa ka dib markii eey qarax ugu xireen baabuurkeeda,arrintaan ayaa waxa eey ruxday Qaaradda Yurub iyo dalka Malt. Saacadihii hore ee shalay oo Jimca ahayd ayey bilaabatay dacwadii loo haystay labada nin ee walaalaha ah kalan ah Georgia Degiorgio oo 59-jir ah iyo Alfred Degiorgio oo 57-jir ah ayaa ku eedaysanaay ineey dileen Daphne Caruana Galizia taaso u geeriyootay qarax loogu xiray baabuurkeeda oo yiilay meel ku dhaw gurigeeda OktoobaR-16-2017-kii.
ISHA WARK AP.