MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY..

MW-XASAN SHEEKH OO LA HADLAY CIIDAMADA LAG KEENAY ERITEREEYA.

(MUQDISHO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ey wehliyaan Taliyaha CXDS Gen.Odawaa iyo Taliyaha ciidamadda lugta ee XDS Gen.Biixi ayaa maanta oo Isniin ah waxa ey booqasho ku tageen Xarunta Gen.Goordan ee magaaladda Muqdisho halkaaso ey ku sugan yihiin ciidamaddii laga keenay dalka Eritereeya,Madaxweyne Xasan oo la hadlaayey ciidamadda ayaa ku yiri”Aniga iyo shacabka Soomaaliyeedba waan kuwada faraxsanahay dib u soo laabashadiina maanta wixii ka dambeeyana waxa aan gelaynaa diyaar garaw iyo dhaqdhaqaaq aan ku wajahayno cadawga,waxaan rabnaa hawlgalka cusub ee degaanada dhiman lagu xoreynayo inuu ka deg deg bato kii hore muddo koobane lagu soo afjaro”

ISHA WARKA CAASIMADDA-ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

URURKA IGAD OO YEELAN DOONO SHIR DEG DEG AH.

Next
Next

QARAX KA DHACAY CAASIMADDA KAABUUL.