MADAXWEYNAHA UGANDA OO DALACSIYEY..

MUSEVENO IYO WIILKIISA MUHOOZ.

(KAMPALA)-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta oo Arbaca ah raaligelin ka bixiyey hadalkii uu wiilkiisa ku qoray bartiisa Twitter-ka kuna sheegay in dalka Uganda geli doono dalka Kenya muddo laba todobaad ah. Madaxweyne Museveni ayaa shaqada ka eryey wiilkiisa Muhooz kaaso xilkiisu ahaay taliyaha ciidamadda dhulka ee dalka Uganda laakinse Madaxweyne Museveni ayaa waxa uu dalacsiiyey wiilkiisa Muhooz waxa uuna ka dhigay General.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY MICHIGAN.

Next
Next

ASKAR KA QEYB AHAYD DILKII GERIGE FLOYD OO….