LOOLANKA MADAXTINIMADDA SOOMAALIYA OO KOR U KACAY KA DIB MARKII…

candidates.jpeg

Wargayska Daily Nation ee dalkaas Kenya ayaa waxa uu wax ka qoray doorashadda Madaxweynaha dalka soomaaliya taasoo waqtiga eey dhecayso loo qorsheeyey 10/10/2021-ka sida ku cad jadwalka doorashadda ee dhawaan ka soo baxay xafiiska Raysal wasaaraha,waxaane doorashadaas ka horeeyo laba doorasho oo kala ah tan aqalka sare iyo tan golaha shacabka oo intuba dhacayaan ka hor bisha oktobar sida loo qorsheeyey,waxaane jirto in la sameeyey gudi doorasho oo cusub meeshana laga saaray gudigii horay u jiray ee uu madax u ahaay Cirro,gudigaan ayaa ahaay kan u ka taagnaay muran aad fara badan.XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

ISBAHAYSIGA SEDDEX GEESOODKA AH EE BARIGA AFRIKA….

Next
Next

HAWEENKII KA TEGAY YURUB KUNA BIIRAY DAACISH OO…