LIBNAAN OO SII DEYSAY…

SAWIRKA BASAAM.

(BEIRUT)-Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Libnaan ayaa maanta oo Talaada ah waxa uu sii daayey ninkii afduubka u gaystay dad ku sugnaay gudaha bangi ku yaalo magaaladda Beirut khamiistii ka dib markii uu ula soo baxay bastoolad sabab la xiriirto in bangiga uu ka hor istaagay inuu bangiga kala baxo lacag ugu jirtay akoonkiisa gaarka ah,dhacdadaan ayaa noqotay mid aad u soo jiidatay dareenka dadka reer libnaan. Basaan Al-sheekh Xasan oo 42-jir ah waa wade ku shaqeeysto cunta gaynta guryaha dadku degan yihiin,Basaam ayaa seddex xabadood kor u riday markii uu gaysanaayey afduubka oo ahayd maalintii Khamiista ee ina soo dhaaftay,arrintaan ayaa ujeedkeedu ahaay in Basaam la baxao lacag dhan $210,000 doolarka Maraykanka ah si daawo loogu gado aabihiis oo xanuunsanaay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

KANADA IYO ISTICMAALKA DAAWOOYINKA AAN SHARCIGA AHAYN.

Next
Next

DAADAD KU ROGMADAY DALKA SUUDAAN.