KANADA OO LACAG BADAN GELINAYSA..

DIFAACA HAWADA.

(ONTARIO)-Dalka Kanada ayaa maalgelin dhan(4.9)-Bilyan oo doolarka Kanada ah una dhiganta($3.8)Bilyan oo doolarka Maraykanka ah gelin doonta casriyeynta da’ada nidaamka difaaca ee waqooyiga Ameeika lixda sano ee soo socota. Wasiiradda Gaashaandhiga ee dalka Kanada Anita Ananda ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in maalgelinta ugu horeyso noqon doonto afartan bilyan oo doolarka Kanada ah una dhiganta $31-bilyan oo doolarka Maraykanka ah waxaane lacagtaas la isticmaali doonaa labaatanka sano ee soo socota si kor loogu qaado isku xirka Maraykanka iyo Kanada ee nidaamka digniinta waqti hore kaaso Waqooyiga Ameerika looga yaqaano”Aerospace Defence Command” iyo maalgelino kale oo ah raasumaalka Mileteriga si loo difaaco Qaaradda.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MINNEAPOLIS:ASKAR DISHAY GEORGE FLOYD…

Next
Next

BILJAM OO DALKA KOONGO DIB UGU SOO…