KAMAL HARRIS OO GAARTAY…
MADAXWEYNE KU XIGEENKA MARAYKANKA OO GAARTAY CAASIMADDA AKRA EE DALKA GAANA.
(ACCRA-GHANA)-Madaxweyne ku xigeenka dalka Marayanka Kamala Harris ayaa maanta oo Axad ah(26/3/23)-ka gaartay caaismadda dalka Gaana ee Akra,Kamala Harris ayaa halkaas waxaa loogu ku soo dhaweeyey si aad u diiran waxaane soo dhaweynteeda ka qeybgalay ardayda dugsiyad,kooxaha hiddaha iyo dhaqanka iyo kooxda baandeyda. Kamala Harris ayaa maanta booqasho rasmi ah waxa ey uga bilaabatay Qaaradda Afrika waxa eya booqan doontaa Kamala Harris inta ey joogto Qaaradda Afrika wadamadda kala “Gaana,Tanzaniya iyo Zambya”. Ujeedka booqashada Harris ee Qaaradda Afrika ayaa salka ku hayso sii xoojinta xiriirka u dhexeeyo wadamadda Qaaradda Afrika iyo dalka Maraykanka waayo Qaaradda Afrika ayaa waqtigaan waxaa u tartamaayo wadamadda Waa weyn sida Maraykanka,Ruushka iyo Shiinaha.
ISHA WARKA AP.