JILL BIDEN OO SOO GAARTAY KENYA…

JILL BIDEN OO LAGU SOO DHAWEYEY GAROONKA DIYAADAHA NAIROBI.

(NAIROBI)-Marwad koobaad ee dalka Maraykanka Jill Biden ka hadashay abaaraha ka jiro Bariga Qaarada Afrika,waxa eyna Jill Biden lugaysay dhul dheer oo ey degaan dadka Masaayda ah waxa eyna wax ka dhegaysatay dumarka Masaayda ah kuwaaso Marwada koobaad ee Maraykanka Jill Biden uga sheekeyey sida ey Gaajadu u galaafatay caruurtooda iyo xoolohooda,waxa eyna Jill Biden codsi u dirtay dalalka Caalamka si ey uga soo biiraan dalka Maraykanka oo hadda kaalmeeyo dadka ey baahidu ku hayso Bariga Afrika.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WAXAA KORODHAY TIRADA DHIMASHADA EE…

Next
Next

TAHRIIBAYAAL KU DHINTAY XEEBAHA DALKA…