JAHWAREERKA HAYASTA MUHAAJIRIINTA…

SHEEKH C/RAXMAAN MAXAMED JAAMAC.

(LONDON)-Waqti aan badnayn sidaasne aan u fogayn ayaa la soo tebin doonaa ka hadlka arrinta ku saabsan muhimad socdaalka dadka u soo safraayo dalka Ingiriiska(UK) iyagoo soo maraayo Kanaalka,waxaane sigaara isha loogu hayaa inta dhaqaale ahaan ey ku kalifayso guri siintooda marka ey yimaadaan dalka UK. Waxaa kaloo halkaan jirto arrin kale oo dhinaca caafimaadka dhimirka ah eyna la il daran yihiin dadka Muhaajiriinta ah waxaane loo sababeeyey Jahwareerka safarkooda ee dalka UK.

ISHA WARKA YAHOO NEWS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAXYO KA DHACAY DALKA SWEDEN.

Next
Next

TALYAANIGA IYO FARANSIISKA OO ISKU DHEGAN.