ISKU DAYGI DIL EE NELSON MANDELA.

NELSON MANDELA.

(ADDIS ABABA)-Lix sano ka dib markii Nelson Mandela lagu tababaray gudaha dalka Itoobiya si uu dagaal jabhadaysi ah ugu qaado xukuumaddii midab kala sooca ahayd kana jirtay dalka Koonfur Afrika ayaa sarkaal hore oo Itoobiyaan ah Mandela-na u ahaay ilaaliyihiisa gaarka ah sheegay inuu jiray isku day dil oo lala damacsanaay Mandela intuu joogay Itoobiya waana waqtigii uu Mandela isu diyaarinaayey inuu bilaabo halgankiisa gobanimo doonka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

MO FARAH ARRINTISA IYO SOOMAALIDA.

Next
Next

XAASKA MADAXWEYNIHII HORE EE SECHELLES OO…