IRAAN OO TOOGATAY XABIIB FARAJALLAH.
SAWIRKA XABIIB FARAJALLAH OO SHALAY LA TOOGTAY.
(TEHRAN)-Dalka Iraan ayaa dil toogahsa ah ku fuliyey shalay oo Sabti ahayd(6/5/230-ka nin u dhashay Iraan balse haysta dhalashada dalka Sweden mucaaradne ku ah dawladda Iraan,ninkaan ayaa ku eedeysan inuu ahaay maskaxdii ka dambaysay weerarki dhacay 2018-kii weerarkaso lagu qaaday xarun ciidan,waxaane weerarka ku dhintay ugu yaraan 25-qofoofd,sidaas waxaa sheegay Tv-ga dawladda Iraan. Xabiib Farajallah Jacab ayaa waxaa lagu xukumay dil ayadoo loo adeegsaday qaanuunka dalka Iraan ee aadka u adag.
ISHA WARKA DAILY SABAH.