IRAAN IYO DUMARKA DALKAASI OO…
(SAWIRKA)-MAHSI AMINI.
(TEHRAN)-Dawladda Iraan ayaa maanta oo Axad ah(16/6/23)-ka waxa ey ku dhawaaqday olole cusub kuna saabsan sidii dumarka loogu qasbi lahaay iney soo xirtaan Xijaabka,waxaane wadooyinka dalka Iran dib ugu soo laabanaayo ciidamadda Anshaxa muddo toban bilood ah ka dib dhimashadii Mahsi Amini oo 22-jir ahayd kuna dhex dhimatay xabsi ey iska leeyihiin ciidamadda Anshaxa. Haddii dalka Iran uu mar kale uu waooyinka ku soo daadiyo ciidamadda Anshaxa uuna bilawdo isku dhaca Dumarka diidan amarada iyo ciidamadda Anshaxa waxaa halkasi ka dhalan doono dhibaatoyin hor leh,dibad baxyadi dhacay ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaarayo 500-qofood waxane xabsiga la dhigay 20,000-qofood oo kale.
ISHA/ABC.