INGIRIISKA OO CUNAQABATEYN CUSUB…

DALKA INGIRIISKA.

(LONDON)-Dawladda Ingiriiska ayaa isku duwday ayada ,Maraykanka iyo Midawga Yurub ayaa maanta oo Isniin ah saartay in cunaqabateyn cusub la saaro saraakiil sare oo reer Iraan ah oo lagu edeynaayo iney gaysteen xadgudub dhinaca Xuquuqul Insaanka ah. Cunaqabateyntii ugu dambaysay uu Ingiriiska saaro saraakiil reer Iraan ah ayaa waxaa la saaray afar sarkaal oo ka tirsan ciidamadda ilaalada kacaanka Iraan ee (IRGC) ka dib markii hogaamiyahooda uu rasaas ku furay dad aan hubaysneyn oo banaanbaxayey natiijadii ka dhalatay rasaastasne waxaa ka dhintay tiro dad ah eyna ku jiraan caruur iyo xarig aan laga fiirsan iyo jirdilne loo gaysto banaanbaxayaal.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY…

Next
Next

SAFAARADAHA SHISHEYE OO ISAGA BAXAY SUDAN.