Ilwad Elman oo ka mid noqotay…

2020-List-of-100-Most-Reputable-Africans-2-750x375.jpeg

Wargayska qiimeeya waxqabadka dadka ugu tixgelinta badan ee qaaradda afrika ayaa soo saaray 100-ka qofood ee ugu waxqabad fiican qaaradda afrika sannadkaan 2020-ka,nasiin wanaag waxaa sannadkaan ka soo dhex muuqatay geber soomaaliyeed oo la yiraahdo Ilwad Elman oo agaasime ka ah xarunta nabadda iyo xuquuqul insaanka ee Elman,Ilwad ayaa liiskaan ka gashay lambarka kontonaad taasne waxa eey sharaf u tahay dhammaan shacabka soomaaliyeed,dadka caanka ah ee ka mida liiskaan ayaa waxaa ka mid ah Maxamed albaraadici oo reer Masar ah.

Halkaan ka akhriso:

Previous
Previous

Gudoomiye ku xigeenka..

Next
Next

Xaalka Ethiopia iyo Masar oo xun.